Uurkaaga Toddobaad-Toddobaa
Ma la yaabban tahay goorta aad dareemi doonto dhaqaaqa ugu horreeya ee ilmahaaga,
ama goorta laguu samayn doono ultrasound-kaaga ugu horreeya?
Halkan waxaad ka helaysaa jadwalka uurka ee toddobaad-toddobaad —
hagahaaga dhammaystiran ee sagaalka bilood ee socda.

Todobaadyada uurka
Sedexda Bilood ee hore
Sedexda Bilood ee dhexe
Sedexda Bilood ee dambe
Marka aad uur leedahay, ilmuhu wuxuu maalinkasta ku socdaayaa isbeddel cusub, jirkagana si la mid ah ayuu ula jaanqaadayaa. Hagahan raadraaca uurka wuxuu ku caawinayaa inaad si fiican u fahanto todobaadyada, bilaha uurka. Mid kasta wuxuu wataa horumar cusub iyo marxalado adiga iyo ilmahaagaba quseeya.
Akhriska sii wad si aad u ogaato waxa todobaad walba ka dhacaya inta lagu jiro uurka — sida cabbirka ilmuhu toddobaad walba isu beddelayo, calaamadaha hore ee uurka ee laga yaabo inaad dareento, iyo marka aad gaarto trimester-ka saddexaad, talooyin ku saabsan diyaarinta dhalmada iyo calaamadaha muujinaya in dhalmada ay soo dhowdahay.
Hagahan wuxuu kuu fududaynayaa inaad fahanto waxa gudaha iyo dibaddaba kaa socda, iyo sababta.
Todobaadyada Uurka
🌱
Todobaad 2aad ee Uurka
🔍
Todobaad 3aad ee Uurka
🧬
Todobaad 4aad ee Uurka
🧫
Todobaad 5aad ee Uurka
🍋
Todobaad 6aad ee Uurka
🍊
Todobaad 7aad ee Uurka
🫛
Todobaad 8aad ee Uurka
🫐
Todobaad 9aad ee Uurka
🍓
Todobaad 10aad ee Uurka
🥝
Todobaad 11aad ee Uurka
🍆
Todobaad 12aad ee Uurka
🍉
Todobaad 13aad ee Uurka
🥑
Todobaad 14aad ee Uurka
🍒
Todobaad 15aad ee Uurka
🍋
Todobaad 16aad ee Uurka
🍏
Todobaad 17aad ee Uurka
🥭
Todobaad 18aad ee Uurka
🥔
Todobaad 19aad ee Uurka
🍌
Todobaad 20aad ee Uurka
🍐
Todobaad 21aad ee Uurka
🍑
Todobaad 22aad ee Uurka
🥕
Todobaad 23aad ee Uurka
🥦
Todobaad 24aad ee Uurka
🌽
Todobaad 25aad ee Uurka
🫒
Todobaad 26aad ee Uurka
🍅
Todobaad 27aad ee Uurka
🥬
Todobaad 28aad ee Uurka
🥒
Todobaad 29aad ee Uurka
🍇
Todobaad 30aad ee Uurka
🍈
Todobaad 31aad ee Uurka
🥜
Todobaad 32aad ee Uurka
🌰
Todobaad 33aad ee Uurka
🍍
Todobaad 34aad ee Uurka
🍠
Todobaad 35aad ee Uurka
🥥
Todobaad 36aad ee Uurka
🥨
Todobaad 37aad ee Uurka
🥚
Todobaad 38aad ee Uurka
🍼
Todobaad 39aad ee Uurka
🧸
Todobaad 40aad ee Uurka
🧦
Todobaad 41aad ee Uurka