Afeef
Macluumaadka lagu daabacay website-ka Dhalaan waxa loogu talagalay ujeedooyin waxbarasho iyo wacyigelin guud oo keliya. Looma isticmaalayo in lagu beddelo talo caafimaad oo toos ah oo uu bixiyo dhakhtar ama xirfadle caafimaad.
Haddii aad qabto su’aalo ama walaac ku saabsan caafimaadkaaga ama caafimaadka ilmahaaga, fadlan si toos ah ula xiriir dhakhtar ama bixiye adeeg caafimaad. Ha ku tiirsanaan macluumaadka ku jira Dhalaan si aad u sameyso go’aamo caafimaad oo muhiim ah.
In kasta oo aan dadaal badan ku bixino in xogta lagu soo bandhigo boggan ay noqoto mid sax ah oo la cusbooneysiiyay, Dhalaan ma dammaanad qaadayo in dhammaan macluumaadka uu yahay 100% sax ama dhammaystiran. Isticmaalka Wax kasta oo ku jira website-ka waa khatar adiga kuu gaar ah.
Dhalaan iyo maamulka bogga kama masuul aha khasaaraha ama dhibaato kasta oo ka dhalata isticmaalka xogta halkan lagu bixiyo.
Disclaimer
The information published on Dhalaan is provided for educational and general awareness purposes only. It is not intended to replace professional medical advice, diagnosis, or treatment.
If you have any questions or concerns regarding your health or your child’s health, please consult directly with a doctor or qualified healthcare provider. Do not rely solely on the information provided on Dhalaan to make important medical decisions.
Although we strive to ensure that the information shared on this website is accurate and up to date, Dhalaan makes no guarantee that all information is 100% correct or complete. Any use of the information on this website is at your own risk.
Dhalaan and its management are not responsible for any loss, harm, or issues arising from the use of the information provided here.