Walaca xilliga uurka

Walaca waa mid guud oo ku dhaca dhammaan dumarka iyo qeybta aan fiiceen ee uurka. Waa maxay walac? Walaca waa dareemid lallabo daran oo marmarka qaarkood waxaa wehliyo matag, taas oo ay dareemaan dumarka xilliga uurka. Sida caadiga ah waxay dareemaan inta lagu guda jiro saddexda bilood ee hore. Dhab ahaantii 70% haweenka uurka leh […]